Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa kasoo dejiyey madaarka Egal International Airport shixnad Alaab ahayd kana koobnayd waraaqihii Codbixinta ee doorashooyinka golayaasha wakiilladda & deegaanka.
Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Somaliland Cabdirashiid Maxamuud Cali (Riyo-raac) ayaa faahfaahin ka bixiyay waraaqaha doorashooyinka uu guddiga la wareegay
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Guddiga doorashooyinka Somaliland oo la wareegay agab loogu tala galay codbixinta doorashada