Qaar ka mid ah hoggaamiyaasha haweenka ah ee ismaamullada dalka ayaa ku shiraya ismaamulka Kisii.
Wakiilladan dumarka oo matalaya 18 ismaamul ayaa ka shiraya qorshaha ku aadan sida lagu soo afjaraya tacaddiga jinsiyadeed ee (GBV) iyo dilalka haweenka.
Qaar ka mid wakiillada haweenka ee shirkan ka qayb galaya ayaa warbaahinta u faahfaahiyay qodobbada ay ka hadlayaan.