Wararka Kenya DHAGEYSO:Canug yar oo la dilay oo meydkiisa laga helay magaalada Wajeer By star - November 16, 2024 0 244 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Haweeney ayaa canug yar oo ay dhashay ku dishay magaalada Wajeer iyada oo meydka ilmahaasi yar ee muluqa ah ku tuurtay meel u dhow xarun waxbarasho. Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa warbixintan faahfaahinaya https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2024/11/canug-lasoo-tuuray.mp3