DHAGEYSO:Shirkadda GAWASCO oo shacabka ku boorrisay in ay biyaha kaydsadaan

0
112

Shirkadda bixisa adeegyada biyaha iyo maareynta bullaacadaha ee magaalada Garissa ee GAWASCO ayaa dadweynaha ku boorrisay in ay biyaha kaydsadaan sidoo kalena ay bixiyaan qarashaadka biyaha.
Waxaa arrintan ka hadlay sarkaalka shirkadda u qaabilsan xiriirka bulshada.