DHAGEYSO:Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo shacabka u diray hambalyada Ciidda

0
481

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Shacabka Soomaaliyeed iyo si guud Ummadda Muslimiinta ah ugu hambalyeeyay Munaasabadda Ciidda Soonfureed, uguna baaqay inay is caawiyaan, nabaddana laga wada shaqeeyo.
Ra’iisul wasaaraha ayaa tilmaamay in cawinta dadka danyarta ah ay tahay muhiim isagoo wadanka Soomaaliya u rajeeyey horumar, barwaaqo iyo in sanadka danbe uu ilaahay Nabad galyo buuxda ku gaarsiiyo.