DHAGEYSO:Madaxweynaha dalka oo shirkadda sonkorta ee Mumias amray inay lacago gunno ah siiso beeralayda

0
367

Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa ku amray maamulka shirkadda sonkorta ee Mumias inuu bixiyo lacago gunno ah oo la siinayo beeralayda soo saaro sonkorta ee warshaddaasi.
Hadalkan ayuu madaxweynaha ka sheegay ismaamulka Kakamega uu maanta uga qayb galay munaasabad kaniiseed.