Wararka Kenya DHAGEYSO:Roob doon laga iclaamiyay ismaamulka Wajeer By star - November 2, 2024 0 283 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Culimada ismaamulka Wajeer ayaa maalinta Khamiista ee 7-da bishan iclaamiyay roob doon. Waxaa bulshada ku nool ismaamulkaasi loogu baaqay inay ka soo qayb galaan Alla bariga roob doonka ah. Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa faahfaahinaya https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2024/11/Mucaawiye-2-.mp3