Maxkamadda oo xaqiijisay in SRC ay jaangoyn karto lacagaha la siinaya ardayda caafimaadka bartay

0
175

Maxkamadda sare ee dalka ayaa xaqiijisay in guddiga mushaaraadka iyo gunnooyinka ee SRC uu awood dastuuri ah u leeyahay inuu jaangooyo lacagaha la siinaya ardayda bartay culuunta caafimaadka ee maraya tijaabada shaqo.
Waxay maxkamaddu meesha ka saartay ilaa shan dacwadood oo arrinkan looga soo horjeeday.