Madaxweynaha dalka oo ka tacsiyadeeyay geerida Karega Mutahi

0
171

Madaxweynaha qaranka William Ruto ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska , ehellada iyo asxaabta uu ka baxay Karega Mutahi oo horay u soo noqday xoghayihii joogtada ahaa ee wasaaradda waxbarashada.
Waxaa uu ku tilmaamay shakhsi dadaal badnaaoo qaadan jiray go’aamo adag.
Ruto ayaa Mutahi ku sifeeyay shakhsi ku wanaagsanaa dhanka maamulka iyo u adeegidda shacabka.
Waxaa sidoo kale tacsi tani la mid ah dirtay maamule ku xigeenkii hore ee jaamacadda Kenyatta Prof. Olive Mugenda.