Wararka Kenya DHAGEYSO:Waxgaradka Garissa oo soo dhaweeyay xil ka qaadistii Gachagua By star - October 20, 2024 0 190 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Qaar ka mid ah waxgaradka ismaamulka Garissa oo uu ka mid yahay guddoomiyaha golaha suuqgeynta xoolaha nool ee dalka Dubat Cali Camey ayaa soo dhaweeyay go’aankii baarlamaanka iyo aqalka sare ay xilka uga xayuubiyeen Rigathi Gachagua. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2024/10/Odayaasha-Garissa.mp3