DHAGEYSO:Shacabka oo muujiyay dareenkooda ku aaddan magacaabista Kindiki ee xilka madaxweyne ku xigeenka

0
625

Ka dib markii uu maanta madaxweynaha dalka William Ruto uu ku xigeenkiisa u soo magacaabay Kithure Kindiki ayaa waxaa arrinkan dareenkooda ka dhiibtay qaar ka mid ah dadweynaha.
Kenyaanka ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay magacaabidda uu sameeyay madaxweynaha, iyo xil ka qaadistii madaxweyne ku xigeenkii hore ee dalka Rigathi Gachagua.