DHAGEYSO:Shacabka tuulada Darfuur oo aan haysanin adeegyada aasaasiga iyagoona baaq u diray

0
193

Shacabka ku nool tuulada Darfuur ee hoostagta deegaanka Koonfurta Wajeer ayaa sheegay inaysan haysan adeegyada aasaasiga ee muhiimka ah.
Waxay baaq u direen mas’uuliyiinta laga soo doortay deegaannada ismaamulka Wajeer iyo dowladda dhexe.
Qaar ka mid ah shacabka tuuladaasi ayaa warbaahinta Star la hadlay.