DHAGEYSO:Beeralayda tuulada Laandheer ee deegaanka Dadaab oo codsaday in taageerro laga siiyo tabcashada beeraha

0
336

Beeralayda tuulada Laandheer oo ka tirsan deegaanka hoose ee Labasiigaale ee deegaan baarlamaaneedka Dadaab ee ismaamulka Garissa ayaa codsaday in taageerro laga siiyo tabcashada beeraha.
Waxay baaq u direen dowladda ismaamulka Garissa iyo midda sare.