DHAGEYSO:Wadayaasha takaasida online-ka ee la dalbado ee Mombasa ee dibadbax dhigay

0
574

Waxaa maanta dibadbax dhigay wadayaasha baabuurta takaasida ah ee qaabka online-ka ah lagu dalbado ee ismaamulka Mombasa.
Darawallada dibadbaxa sameeyay ayaa ka carooday dilka haweeney ka mid ahayd wadayaasha baabuurta takaasida ee online-ka ku shaqeeya ee Mombasa.
Waxaa meydkeeda laga heelay meel kayn ah oo ku taalla Mai Mahiu oo ka tirsan ismaamulka Nakuru.
Laamaha ammaanka ayay ugu baaqeen inay baaritaanada dadajiyaan, si eedeysane dilkan loo xiray maxkamad loo soo taago.