DHAGEYSO:Xiisad weli ka taagan ismaamulka Tana River ka dib markii dhawaan 8 qof la dilay

0
187

Waxaa ay xiisad weli ka taagan tahay tuulooyin hoostaga ismaamulka Tana River, ka dib markii toddobadkii hore 8 qof lagu dilay dagaal beeleed ka dhashay muran dhuleed.
Waxgaradka ayaa saraakiisha sare ee laamaha ammaanka ee dowald deegaankaasi ku eedeeyeen inay ku guuldareysteen in ay falalka noocan ah ka hortagaan.