DHAGEYSO:Guddiga caafimaadka xoolaha ee dalka oo howlgalla baaritaano ah ka billaabay dukaamada lagu iibiyo dawooyinka xoolaha

0
367

Guddiga caafimaadka xoolaha ee dalka ayaa howlgalla ka billaabay dukaamada lagu iibiyo dawooyinka xoolaha ee waddanka.
Arrintan ayaa timid ka dib markii cabasho ku saabsan in qaar ka mid ah dukaamadan lagu iibiyo dawooyinka xoolaha ay sidoo kale qaab daroogo ahaan u iibiyaan.
Wararka ayaa intaasi ku daraya in la xiray toddobo dukaan oo daawooyinkan lagu iibiyo.
Waxay xarumahan ku yaallan ismaamullada Lamu, Tana River iyo Taita Taveta.
Waxaa howlgalkan warbaahinta faahfaahin ka siiyay mid ka mid saraakiisha guddiga caafimaadka xoolaha ee dalka.