DHAGEYSO:Soomaalida Mombasa oo dhigay dibadbax ay ku dalbanayaan in dowladda ay meel ku sheegto wakiilka Deella

0
452

Qaar ka mid ah soomaalida ku nool magaalada Mombasa ee gobolka Xeebta ayaa dhigay dibadbax ay ku dalbanayaan in dowladda ay meel ku sheegto Yuusuf Xuseen oo ah wakiilka deegaanka hoose ee Deella ee deegaan baarlamaaneedka Ceeldaas ee ismaamulka Wajeer.
Wakiilkan ayaa toddobaadkii hore laga afduubtay bartamaha caasimadda dalka ee Nairobi.
Waxay laamaha ammaanka ka dalbadeen inay caddeeyaan qaabkii iyo sababtii keentay in la waayo wakiilka deegaanka hoose ee Deella.