DHAGEYSO:Maxkamadda gobolka Banaadir oo xukuno ku ridday qoys ku eedeysnaa in ay akoonadooda dhexmartay malaayiin doolar

0
371

Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa xukuno kala duwan ku ridday qoys ku eedeysnaa in ay maalgalinayeen kooxaha Al-Shabaab islamarkaana ay dhaqaalo ugu aruurinayeen akoono ay u sameeyeen.
Guddoomiyaha maxkamadda gobolka Banaadir Saalax Cali Maxamuud (Dabaan) ayaa ku dhawaaqay xukunka.