DHAGEYSO:Deegaano hoostaga ismaamulka Tana River oo muddo 5 bilood ay biyo la’aan ka jirta

0
352

Dadka deegaanka hoose ee Madogo iyo deegaano hoostaga ismaamulka Tana River ayaa waxaa muddo 5 bilood wajahayaan biyo la’aan baahsan oo saameyn ku yeelatay nolosha dadka halkaasi deggan.
Arrintan ayaa timid ka dib markii ay daadadku burburiyeen tubooyinka biyaha u gudbinayay tuulooyin ka tirsan dowlad deegaankaasi.
Waxay dowladda ismaamulkaasi ugu baaqeen in arrintan ay xal u hesho.