DHAGEYSO:Dhallinyarada Wajeer oo looga digay falalka kufsiga ah

0
118

Wakiilka haweenka ee ismaamulka Garissa ayaa dhallinyarada dowlad deegaanka Wajeer uga digtay ku lug lahaanshaha falalka kufsiga iyo faraxumeynta.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan dhameystiraya.