Wararka Kenya DHAGEYSO:Arday bartay farbarka Quraanka oo xaflad loogu qabtay Mandera By star - September 16, 2024 0 313 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Waxaa magaalada Mandera lagu qabtay xaflad dhiirrigelin ah oo shahaadooyin lagu guddoonsiinayay arday baratay farbarka Quraanka ee markazu Ridhwaan ee Mandera. Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa qodobkan faahfaahinaya. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2024/09/Cabdiqafar-Mandera.mp3