DHAGEYSO:Kismaayo oo laga dareemayo u diyaar garowga ciidda

0
596

Suuqyada lagu iibiyo dharka ee magaalada Kismaayo ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa laga dareemaya diyaar garow aad u sarreeya oo la xiriira ciidul fitriga.
Maryan Abuukar ayaa faahfaahinaysa