DHAGEYSO:Waayeel 97 sano jir ah oo dhallinyarada baro sida dharka loo tolo

0
357

Daniel Karanja oo ay da’diisu tahay 97 sano ayaa dhallinyarada magaalada Kitale ee ismaamulka Trans Nzoia si lacag la’aan ah ku baro dhar tolidda.
Waxaa uu shaqadan hayay muddo 80 sano ah.
Da’yarta ayuu ku boorriyay in ay fursaddan ka faa’iidaystaan si ay shaqo abuur ugu noqoto oo ay uga helaan qutul maalmeedkooda.

Waxaa sidoo kale da’yarta baaq u diray dhallinyarada waayeelkan ka baranaya sida dharka loo tolo.