Ruto oo baaq maaliyadeed u diray Shiinaha

0
280

Madaxweynaha dalka William Samoei Ruto ayaa dowladda Shiinaha ka codsaday in ay sare u sii qaaddo iskaashiga kala dhexeeya dalalka qaaradda Afrika.
Waxaa uu kula taliyay in ay ka caawiso sidii ay u heli lahaayeen maalgelin la xiriirta horumarka.
Ruto ayaa ku baaqay in Shiinaha uu saamileyda kala duwan ee dhaqaalaha ku dhiirrigeliyo in ay kordhiyaan lacagaha ay siiyaan bangiyada horumarineed sida ururka caalamiga ee horumarka ee Bangiga Adduunka .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here