Waxaa maalinkii 8-aad socdo duullaanka ay saraakiisha difaaca ee Israa’iil ka wadaan guud ahaan Daanta Galbeed ee la haysto ee Falastiin.
Tan iyo Arbacadii hore , ugu yaraan 33 qof ayaa halkaasi lagu dilay.
Waxaa muddadan gudaheeda la dhaawacay 130 kale oo intooda badan lagu waxyeelleeyay Jenin.