10,000 oo ah daawooyinka Mpox oo la geeyay Nigeria

0
319

Dowladda Nigeria ayaa guddoontay 10,000 oo ah daawooyinka loogu talagalay la tacaalidda furuq daanyeerka Mpox.
Waxaa daawooyinkan halkaasi gaarsiisay hay’adda horumarka caalamiga ee Maraykanka ee (USAID).
Daawooyinkan ayaa ah qaybtii ugu horreysay ee la geeyay Nigeria oo laga xaqiijiyay 40 ah kiisaska Mpox in kastoo aynan jirin cid gudaha waddankaasi ugu geeriyootay caabuqan.