DHAGEYSO:Guddoomiye xaafadeedka bariga Iftiin ee Garissa oo ka digay in carruurta aan qaangaarin mooto loo iibiyo

0
330

Guddoomiye xaafadeedka bariga Iftiin ee magaalada Garissa Deeqow Maxamuud Axmad ayaa ugu baaqay waalidiinta magaaladaasi in carruurta ay geeyaan iskuullada.
Waxaa uu sidoo kale ka digay maalgelinta carruurta aan qaangaarin ee loo iibinaya mootada dhugdhugleyda, isagoo sheegay in arrintaasi ay Khalkhal gelinaysa amniga.
Mar uu arrimahan ka hadlaya ayuu yiri.