DRC:Maxkamad dil ku xukuntay 26 qof

0
616

Maxkamadda militariga ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo ee DRC ayaa xukunno dil ah saartay 26 ruux.
Dadkan ayaa lagu eedeyay ka qayb qaadashada falalka kooxaha hubeysan ee ay ka mid tahay M23.
Dacwadahan oo lagu tilmaamay kuwo heer sare ah ayuu dhageysigooda soo billowday dabayaaqadii bishii hore ee July.
Madaxa kooxda AFC ,Corneille Nangaa ayaa lagu cadeeyay dembiyo dagaal, kacdoon iyo qaran dumin.