Ugu yaraan 40 qof oo lagu dilay Qaza

0
134

Wasaaradda caafimaadka ee Qaza ayaa sheegtay in duqeymaha Israa’iil 24-kii saacadood ee ugu dambeeyay lagu dilay in ka badan 40 ruux.
Waxaa dhanka kale la dhaawacay 71 qof oo dheeraad ah.
Tan iyo 7-dii bishii Tobnaad ee sanadkii hore , ugu yaraan 39,623 qof ayaa ku dhintay duqeymaha Qaza halka la dhaawacay 91,469 kale.