DHAGEYSO:Booliiska Wajeer oo kala eryay dhallinyaro u dabbaal degi rabay calan qabiil

0
228

Ciidamada booliiska ee Wajeer ayaa maanta kala eryay dhallinyaro isugu jiray wiilal iyo gabdho oo doonayay in ay u dabbaal degaan calan qabiil.
Xaaladda ayaana sidatan ahayd.