Wararka Kenya DHAGEYSO:Wajeer: Nin ku eedeysan faraxumeeynta gabadh yar oo gacanta lagu dhigay By star - August 5, 2024 0 308 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Waxaa lagu soo warramayaa in nin ku eedeysan faraxumeynta gabadh yar gacanta lagu soo dhigay. Eedeysanaha ayaa lagu wadaa in maxkamad la soo taago. Waxaa arrintan dareenkooda ka muujiyay ururrada bulshada rayidka ee ismaamulka Wajeer https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2024/08/Wajeer-online-audio-converter.com_.mp3