DHAGEYSO:Qoys uu qof uga dhintay dabkii suuqa Toi oo magdhow dalbanaya

0
168

Waxaa weli murugeysan qoysaska afar qof oo ku nafwaayay dabkii dhawaan saameeyay suuqa Toi ee ismaamulka Nairobi.
Waxaa dadka halkaasi ku dhintay ka mid ahaa Ken Ochieng iyo dumaashidiisa Janet Kweyu.
Qoyska Ochieng ayaa saraakiisha waaxda dab damiska ee Nairobi ku eedeyay habacsanaan dhanka falcelinta ah.
Waxay doonayaan in dhacdadaasi la baaro oo ay dowladdu magdhow siiso.
Xubnaha qoyskan oo ay ka mid tahay Margaret Atieno oo warbaahinta la hadlay ayaa yiri.