DHAGEYSO:Gacan ka hadal dhexmaray wakiillada golaha hoose ee Wajeer

0
324

Waxaa lagu soo warramayaa inuu gacan qaad dhex maray wakiillada golaha hoose ee ismaamulka Wajeer oo isku qabtay arrimaha miisaaniyadda .
Xaaladda ayaa sidatan ahayd .

Waxaa arrintan ka hadlay wakiilka deegaanka hoose ee Wagalla Ibraahim Xuseen Cabdi.