DHAGEYSO:Shacabka Kapedo oo dowladda ugu baaqay in ay amniga adkeyso

0
216

Dadweynaha ku nool degmada Kapedo ee ku taalla xadka ismaamullada Baringo iyo Turkana ayaa dowladda ka codsaday in ay xalliso amni darro muddo halkaasi ka jirtay.
Sidoo kale waxay doonayaan in la wanaajiyo tayada buundada isku xirta Kapedo iyo aagagga kale.