Netanyahu oo ka hadlay dhexdhexaadinta ku saabsan heshiis xabbad joojin

0
182

Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu oo u safraya Maraykanka ayaa sheegay in ay diri doonaan dhedhexaadiyaal dib u billaabaya wada hadallada ku saabsan isdhaafsiga maxaabiista ee uu hakadka ku yimid.
Hasa ahaate ma uunan shaacin halka ay ku wajahan yihiin ergadan .
Tani ayaa imaanaysa iyadoo laga soo billaabo 7-dii bishii Tobnaad ee sanadkii hore , ugu yaraan 39,006 qof lagu dilay duqeymaha Israa’iil ee Qaza halka la dhaawacay 89,818 kale.