In ka badan 17 milyan oo dalxiisayaal ah oo Japan tagay 6-dii bilood ee ugu horreysay sanadkan

0
566

Hay’adda qaran ee arrimaha dalxiiska ee dalka Japan ayaa shaacisay in laga soo billaabo bishii Koowaad ilaa bishii Lixaad ee sanadkan ay waddankaasi gaareen 17.78 milyan oo dalxiisayaal ajaaniib ah.
Sanadkii 2019-kii ayay ahayd markii tirada dalxiisayaasha ee gaaray Japan lagu sheegay 16.63 milyan oo qof.