Tirada meydadka ee ilaa iyo hadda laga helay goobta qashin-qubka ee Kware oo ka tirsan xaafadda isku raranta ee Mkuru Kwa Njenga ee deegaanka Koonfurta Embakasi , ismaamulka Nairobi ayaa gaartay 9.
Tani ayaa timid ka dib markii maanta halkaasi laga helay xubnaha jirka ee qof kale.