DHAGEYSO:Faahfaahin ku saabsan toogashadii loo gaystay Donald Trump

0
343

Iyadoo madaxweynihii hore ee Maraykanka Donald Trump uu ka badbaaday iskuday la doonayay in lagu dilo ka dib markii la toogtay ayaa waxaa dhacdadan si wayn looga hadal hayaa gudaha Maraykanka.
Mowlid Maxamad Shuuriye ayaa arrintan ka wareystay Sahra Cabdi Axmad oo ka tirsan laanta Afka Soomaaliga ee VOA-da oo ku sugan Washington DC.