Xildhibaanka laga soo doortay deegaan baarlamaneedka Koonfurta ismaamulka Wajeer Maxamad Caddow ayaa bulshada ugu baaqay in ay la shaqeyso guddi ay dowladda u saartay inuu baaritaano xaqiiqo raadin ah ku sameeyo nukliyeer la sheegay in xilli hore lagu xabaalay qaybo ka mid ah gobolka Waqooyi Bari.
Waxaa uu dadweynaha ka codsaday in ay macluumaadka ay hayaan ee arrinkan ku aaddan la wadaagaan xubnaha guddiga marka ay la kulmayaan.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Xildhibaan Maxamad Caddow oo ka hadlay nukliyeer la sheegay in gobolka WQ...