Hanti dhowraha guud ee qaranka Soomaaliya Axmad Ciise Guutaale ayaa sheegay in ku dhawaad 21 milyan oo doolar loo ogaaday in qasnadda dowladda aysan ku dhicin muddadii u dhexeysay bishii Saddexaad ee sanadkii 2018-KII ilaa bishii Afaraad ee sanadkii hore.
Waxaa uu hanti dhowraha guud ee Soomaaliya xusay in arrintan la ogaaday ka dib baaritaan la sameeyay.
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:21 milyan oo doolar oo loo ogaaday in qasnadda dowladda Soomaaliya ku...