DHAGEYSO:Dadweynaha Muqdisho oo ka hadlay dib ugu laabashada heshiiskii doorashooyinka

0
575

Shacabka ku nool caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay go’aankii xubnaha Golaha shacabka ay uga laabteen Mudo kordhintii Hay’adaha Dowladda