DHAGEYSO:Dadweynaha xaafadda Githurai oo ciidamada militeriga Kenya ku eedeeyay in halkaas ay dad shacab ah ku laayeen

0
555

Iyadoo xalay la soo tabiyay in dad lagu dilay  xaafadda  Githurai ayaa waxaa  warbaahinta la hadlay mid ka mid ah dadweynaha halkaasi ku nool  oo faahfaahinaya sida ay wax u dhaceen.