Wararka Kenya DHAGEYSO:Deegaanka Ceeldaas ee Wajeer oo laga fulin doono mashruuc biyo gelin ah By star - June 26, 2024 0 248 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Xildhibaanka laga soo doortay deegaan baarlamaneedka Ceeldaas ee ismaamulka Wajeer Aadan Keynaan Weheliye ayaa sheegay in halkaasi laga hirgelin doono mashruuc ballaaran oo biyo gelin ah. Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan faahfaahinaya. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2024/06/Mucaawiye-Wajeer-.mp3