DHAGEYSO:Kenyaanka ku nool Maraykanka oo dhigay dibadbax ka dhan ah hindise sharciyeedka maaliyadda

0
402

Qaar ka mid ah kenyaanka ku nool dalka Maraykanka ayaa sameeyay bannaanbax ay uga soo horjeedaan hindise sharciyeedka maaliyadda ee sanadkan ee Finance Bill 2024.
Mudaaharaadkan ayaa ka dhacay caasimadda Washington DC.
Waxay madaxweynaha dalka William Ruto ugu baaqeen in maamulkiisa uu meesha ka saaro hindise sharciyeedka maaliyadda ee sanadkan.