DHAGEYSO:Maleeshiyo iyo ciidamada dowladda oo xalay isku rasaaseeyay Xananbuure

0
656

Deegaanka xananbuure oo horay colaadi ay ugu dhexmartay maleeshiyaad isku haya dhulka deegaankaas ayaa xalay laga maqlay rasaas in muddo ah socotay
dadka deegaanka ayaa sheegay in rasaastay xalay halkaas laga maqlay ay u dhaxeeysay ciidamada dowladda iyo maleeshiyaadka gudaha deegaanka ku jira
nabadoon cabdi ciise oo ka mid ah odaayasha xananbuure ayaa idaacadda starfm u sheegay in maleeshiyaadku ay ka shakiyeen gaari xalay gudaha deegaanka ay ku arkeen rasaas ay ku fureenna ay keentay in ciidamada dowladda iyo iyaga uu iska hor imaad aan qasaaro dhalin uu dhexmaro