Qaar ka mid ah xildhibaannada laga soo doortay deegaan baarlamaaneedyada ismaamuullada Kisii iyo Nyamira islamarkaana xulafa la ah isbeheysiga talada wadanka haya ee Kenya Kwanza ayaa wacad ku maray inaysan ansixin doonin qodobbada qaar ee ku xusan hindise sharciyeedka maaliyadeed ee sanadkan ee Finance Bill 2024.
Waxay sheegeen inay xaqiijin doonaan in dadweynaha laga qayb geliyo qorshahan.
Siyaasiyiintaa ayaa dhanka kale ka soo horjeestay in miisaaniyadda deegaannada lagu saleeyo tirada codbixiyeyaasha.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Xildhibaannada Kenya Kwanza ee Kisii iyo Nyamira oo ka soo horjeestay qodobbada...