DHAGEYSO:Gabadh loo haysto maaalgelinta argagixisada oo la xiray 8 sano

0
426

Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa Ayaan Abuukar Maxamad Malab oo loo heysto maalgalinta argagaxisada iyo lacag dhaqida ku xukuntay 8 sano oo xabsi ah iyo 8 kun oo Dollar oo ganaax lacageed ah.
Waxaa xukunka maxkamadda ku dhawaaqay Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir Saalax Cali Maxamuud .