DHAGEYSO:Puntland oo qaadeneysa 300 oo sarkaal iyo dadka cayilan oo la diiday

0
432

Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa qorsheynaya inuu qori 300 sarkaal oo booliis ah.
Taliyaha booliiska ee maamulka Puntland Sarreeye Guuto Muumin Cabdi Shire ayaa sheegay in dhallinyarada la qori doona ay yihiin kuwa wax ku bartay dowlad goboleedkaasi.
Waxaa uu xusay in aan la qaadan doonin dadka cayilan.