DHAGEYSO:Dadweynaha xaafad ka tirsan Neboi oo ka cabanaya barakicin

0
639

Shacabka ku nool xaafadda Eriley ee deegaanka hoose ee Neboi ee ismaamulka Mandera ayaa ka cabanaya in dhulka ay degan yihiin laga barakicinayo waxayna baaq u direen barasaabka dowlad deegaankaas Cali Ibraahim Roba

Dowladda ismaamulka Mandera ayaan weli ka hadlin cabashada shacabka.