Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya Waxgarad Soomaaliyeed oo ku baaqay in wadanka nabaddiisa laga shaqeeyo

Waxgarad Soomaaliyeed oo ku baaqay in wadanka nabaddiisa laga shaqeeyo

Siyaasiyiin, Waxgarad iyo odoyaal dhaqameed kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa ku baaqay in laga shaqeeyo nabadda iyo Xasilloonida Dalka Soomaaliya Muwaadinkasta oo Soomaaliyeedna Masuuliyada iska saaro inuu wadankiisa ilaashado.
Waxaa ay ku baaqeen in meel looga soo wada Jeesto isku day kasta oo lagu doonayo in wadanka dib loogu celiyo, Khalalaase iyo Colaado cidda abaabulaysa aan la ogayna Bulshada looga dhex abuuro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments